Wasiiro ku xirnaa magaalada Hargeysa oo la sii daayay

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in xuriyadooda dib loogu celiyay labo Wasiir oo katirsanaa Maamulkii Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dhawaan lagu xiray magaalada Hargeysa. Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Warbaahinta u sheegay in la sii daayay labo Wasiir oo katirsanaa Maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar kuwaa … Continue reading Wasiiro ku xirnaa magaalada Hargeysa oo la sii daayay